DHAGEYSO:Dadka ka ganacsado carrada ee Narok oo loo digay

Guddoomiyaha dowladda dhexe u qaabilsan ismaamulka Narok Evans Achoki ayaa digniin u diray dadka ka ganacsado carrada lagu dhiso guriyaha.
Waxaa uu uga digay inay carro xad dhaaf ah ka uruuriyaan waddooyinka muhiimka ah.
Waxaa uu sheegay inuu dhawana kulan la qaadan doono ganacsatada si looga wacyigeliyo in iyagoo shaqeysanaya ay wax u dhimaan bilicda deegaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here