DHAGEYSO:Dadka ku nool deegaan ka tirsan gobolka Bari oo biyo la’aan ka cabanaya

Bulshada ku nool degmada Ufeyn oo ka tirsan gobolka Bari ayaa walaac ka muujiyay biyo la’aan ka dhalatay tubooyinkii biyaha siinayay degmadaas oo roob xoogan oo halkaas ka da’ay ay burburiyeen.
Waxgaradka deegaanka Ufeyn,Maamulka Degmada iyo qaybo ka mid ah shacabka deegaanka ayaa sheegay inay halkaas dhibaato ku jirta sidoo kalena ay go’an tahay buundadii Magaalada Ufeyn looga gudbi jiray dhanka Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here