DHAGEYSO:Dadweynaha Dadaab oo baaq u diray madaxweynaha Soomaaliya

Bulshada Soomaaliyeed ee xeryaha qaxootiga Dadaab ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya ugu baaqay inuu xilka ra’iisul wasaaraha u soo magacaabo qof isku keeni karo bulshada kana sari karo xilliga adag ee kala guurka
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here