DHAGEYSO:Dadweynaha Dadaab oo dayac tiraya wadada ku taalla bartamaha magaaladaas

Shacabka magaalada Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa billaabay barnaamij iskaa wax u qabso ah oo ay ku dayac tirayaan jidka mara bartamaha magaaladaas kaas oo in muddo ah haleysnaa isla markaana ay dhib ahayd maritaankiisa gaar ahaan xili robaadka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab nooga soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here