DHAGEYSO:Dadweynaha Dadaab oo ka hadlay shirka dhexdhexaadinta ee Jabuuti

Shacabka ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa aragtidooda ka dhiibtay shirka ka socda wadanka jabuti ee u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland waxayna sidoo kale soo dhaaweyeen shirkii wada tashiga ee dhaawan uu ku baaqay guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan nooga soo diray Dadaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here