DHAGEYSO:Dadweynaha Dadaab oo ka hadlay tacaddiga dumarka lagula kaco

Waxaa soo badanaya faraxumeynta iyo shaqaaqooyinka kale ee jinsiyadda ku saleysan ee loo gaysto haweenka iyo gabdhaha yaryar.
Bulshada ku nool xeryaha qaxootiga Dadaab ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay arrinkan waxaana falcelinta dadweynaha warbixintan ku eegaya Maxamad Baaruud Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here