DHAGEYSO:Dadweynaha Dajabuula oo cabanaya

Waxay cabasho ka soo yeereysaa dadweynaha deegaanka hoose ee Dajabuula .
Bishaar Maxamad Suleyman waxaa uu ka mid yahay waxgaradka magaaladaas .
Xilli uu tagay xarunta Star FM ee Wajeer ayuu nooga warramay dhibaatooyinka ay ka cabanayaan.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa warkan dhamaystiraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here