DHAGEYSO:Dadweynaha Ijara oo soo dhaweeyay machad farsamo oo loo dhisay

Qaar kamid ah shacabka deegaanka ijara ayaa si weyn u soo dhaweeyay machadka farsamada gacanta oo halkaasi laga furay waxayna u mahad celiyeen dhamaan madaxdii ka qayb qaatay iyago ugu baaqay dhallinta in ay fursadani ka faa’iideystaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here