DHAGEYSO:Dadweynaha Madogashe oo u riyaaqay dhageysiga Star FM

Shacabka ku nool magaalada Madogashe ee deegaan baarlamaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa ayaa soo dhawee yay maqalka Idaacadda Star FM oo halkaas ay si wanaagsan uga dhageystaan dadaal dheer oo howshan la geliyay kaddib.
Maxamad Baaruud Xuseen oo dhawaan socdaal shaqo halkaas ku tagay ayaa warbixintan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here