DHAGEYSO:Dadweynaha Madogashe oo u riyaaqay wado laami oo loo dhisay

Shacabka ku nool magaalada Madogashe ee deegaan barlaamaneedka Lagdera ismaamulka Garissa ayaa si wayn u soo dhaweeyay kuna diirsaday jidka lamiga ah ee dhawaan la gaarsiiyay Madogashe .
Maxamad Baaruud Xuseen oo socdaal shaqo halkaas ku jooga ayaa warbixintan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here