DHAGEYSO:Dadweynaha Mandera oo ka hadlay maareynta lacagaha deegaanka ee Bariga ismaamulkaas

Qaar ka mid ah shacabka ku nol magaalada Mandera ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay warbixin shalay la soo saaray taasoo lagu sheegay in deegaanka bariga Mandera uu kaalinta 10-aad ka galay maareynta dhaqaalaha horumarinta deegaannada ee loo yaqaano CDF-ta .

 

Dhanka kale guddiga qaran ee CDF-ta dalka ayaa faahfaahin ka bixiyay maareynta lacagaha lagu wareejiyo.
Cabdicaziiz Yaroow oo ah agaasimaha guddiga CDF-ta oo barnaamijka saaka ee hoggaanka Star marti ku ahaa ayaa sheegay inay jirto cabasho la xiriirta qaabka lacagahan loo bixiyo balse dhanka kale loo aaneyn karo sababo dhowr ah

Waxaa uu sido kale sharaxay in qaabka dhaqaalahan loo adeegsado ay dabagal ku sameeyaan

Agaasimaha ayaa ugu dambeyn xusay inay jiraan waxyaabo dhowr ah oo dhaqaalaha horumarinta deegaannada ee CDF-ta lagu qarash gelin karo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here