DHAGEYSO:Dadweynaha Mandera oo ka hadlay xayiraadda saaran ee la sii kordhiyay

Mandheera

Shacabka ismaamulka Mandera ayaa ka soo horjeestay go’aanka madaxwaynaha ee uu muddo bil ah ku kordhiyay amarkii lagu mamnuucay in loo safro ama laga soo baxo Mandera.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here