DHAGEYSO:Dadweynaha tuulo hoos tagto Fafi oo ka cabanaya inaynan haysan adeegyo muhiim ah

Shacabka ku nool tuulada Taqal ee deegaanka hoose ee Nanigi ee ismamulka Garissa ayaa ka cabanaya dhibaatooyin haysta oo ah dhanka adeegyada biyaha , caafimaadka iyo waxbarashada.
Maxamad Mooge ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here