DHAGEYSO:Dagaal beeleed ay dad ku dhinteen oo ka dhacay ismamaulka Mandera

Dagaal beeleed ayaa ka soo cusboonaaday ismaamulka Mandera iyadoona ay maanta baaq ka soo saareen wax garadka ,culimada iyo madaxda dowlad deegaanka Mandera.
Warbixintaan Waxaa Mandera inooga soo diray wariyaheena Maxamuud Maxamed Lafagari.

Dhanka kale wakiilo uu ka mid yahay wakiilka laga soo doorto dagmada Lafey oo ka mid ah deegaanada dadka lagu dilay ayaa baaq ka soo saaray dhacdadaasi dadka lagu laayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here