DHAGEYSO:Dalxiiska Soomaaliya oo dib u habayn lagu samaynayo

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta ku dhawaaqay in wasaaraddu billaabeyso diiwaangelinta iyo qiimeynta shirkadaha ka shaqeeya dalxiiska iyo hoteellada waaweyn ee gudaha dalka, si lo ogaado tayada ay u leeyihiin bixinta adeegyo ku habboon dadka dalxiiseyaasha ah ee wadanka soo booqanaya.
Wsiirka ayaa sheegay in Soomaaliya ay leedahay dhinac fiican maadaama inta badan laga aamusan yahay waxyaabo xun xun sida dagaalada iyo dhibaatooyinka la xiriira,sidoo kalena ay jiraan fursado badan oo dad badan ka faa’idaysteen.

Wasiirka ayaa hadalkaan ka sheegay munaasabad lagu abaal marinayay xaarumo Dalxiis.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here