DHAGEYSO:Danyarta gobolka Banaadir qaar ka mid ah oo gargar la gaarsiiyay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa daah-furay barnaamij lagu afurinaayo dadka danyarta ee kunool magaalada Muqdisho.
Gudoomiyaha Caasimada Muqdisho ayaa sheegay in Barnaamijkaan sii socon balse laga bilaabay degmooyin ay Xamar Jajab ka mid ahay.

Qaar ka mid ah dadka Danyarta ah ee Kaalamaas la gaadhsiiyay ayaa dhankooda ka mahadceliyay waxayna faahfaahin ka bixiyeen raashinka la soo gaadhsiiyay noocyadiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here