DHAGEYSO:Danyarta xeryaha qaxootiga Dadaab oo codsanaya in afurka iyo suxuurta laga caawiyo

Qaar badan oo ka mid ah masaakinta ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaan haysan afur iyo suxuur ku filan waxayna codsadeen in la caawiyo.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here