DHAGEYSO:Darawal ku dhintay shil ka dhacay Eldoret

Wararka naga soo gaaraya wadada xiriirisa magaalooyinka Eldoret iyo Malaba ayaa sheegay inuu dhintay mid ka mid ah wadayaasha laba baabuur oo xamuul ah oo isku dhacay.
Mid ka mid ah shacabka deegankaas ayaa warbaahinta uga warramay sida ay wax u dhaceen

Shilkan ayaa xalay dhacay.
Saraakiisha ammaanka ayaa dhanka kale gaadiidleyda ugu baaqay in ay taxaddar dheeraad ah muujiyaan oo aysan baabuurta ku kaxeyn xowli halis gelinaya noloshooda iyo rakaabka ay sidaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here