DHAGEYSO:Darawaliinta tago Uganda oo ka cabanaya in Corona loogu magacdaray

Wadayaasha baabuurta xamuulka ee u kala goosha dalka iyo wadanka dariska la ah ee Uganda ayaa cabasho ka muujinaya inay caqabo la kulmayeen tan iyo markii uu dillaacay cudurka Covid-19.
Waxay sheegayaan in xita ay ku adkaatay inay iibsadaan waxyaabaha aasaasiga ah .
Mid ka mid ah wadayaasha gawaaridan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xita loogu yeero magaca corona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here