DHAGEYSO:Daruufo heysto barakacaal ku nool Dhoobley

Magaalo xududeedka Dhobley ee jubada hoose ayaa waxaa ku nool bara kacayaal oo badan kood ka soo bara kacay gobolada jubbooyinka gar ahaan goobaha ay gacanta ku hayaan koox dowladda ka soo horjeeda bara kacayasha ayaa waxaa heysata xaalado adag oo bini adamnimo ah Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warkaas dhobley inooga soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here