DHAGEYSO:Dawladda ismaamulka Garissa oo wado qorsho ceelasha biyaha lagu wareejin doona shirkad gaar ah

Dowlada ismaamulka Garissa ayaa wada qursho ceelasha biyaha ee guud ahaan ismamulka Garissa maamulka iyo mareentooda ay ku wareejin doonaan shirkad gaar ah oo sida wagaaska oo kale u xilsarnan donta celasha biyaha ee deganada kala duwan ee ismaamulka Garissa
Mohamed Baaruud Hussein ayaa fafahinta warkaas dadaab kasoo diray.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here