DHAGEYSO:Deegaanka Garaswaynow oo laga hir geliyay mashaariic koronto gelin ah

Deegaanka Garaswaynow o ka tirsan degmada FAFI ee ismaamulka Garissa ayaa kamid ah deegaanada ay waaxda korontada Dalka ay ka hergalisay mashaariic koronto galin ah si dadka deegaankaasi oga faa iidaystaan .
Qaar kamid ah dadka kunool deegaanka ama tuulada Garaswaynow oo la hadlay idaacada STAR FM aayaa soo dhaweyay mashruuca koronta galinta ee laga hergaliyay deegaankaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here