DHAGEYSO:Deeq la gaarsiiyay danyarta qaxootiga Dadaab

Waxaa deeq afur ah la gaarsiiyay qaar ka mid ah danyarta ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab kuwaas oo baahi badan u qabay caawimaadda ayna ku adkeeyd helitaanka afurka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here