DHAGEYSO:Deeq raashiin oo laga qeybiyay Beledxaawo

Hay’ad dhalinyaro oo la magac baxday global humanitarian aid& social development ayaa deeq raashiin ah gaarsiiyay qaar kamid ah dadka uu saameeyay Cudurka COVID19 ee ku nool duleedka agemada Beledxaawo
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa warkan oo faahfaahsan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here