DHAGEYSO:Dhacdo naxdin leh oo laga soo tabiyay Kwale

Ismaamulka kwale ayaa waxaa laga soo tabiyay dhacdo naxdin leh kaddib markii hooyo iyo canug yar oo biloyiin dhalan xambaarsaneyd ay dishay koronta dhulka taalay.kenya power oo u qaabilsan korontada dalka ayaa lagu eedeeyay muddo usbuuc ah in geedka korontada uu soo dhacay oo uuna dhulka yaalay.
Tani ayaa dad badan ka caraysiisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here