DHAGEYSO:Dhakaatiirta Kenyatta oo ku hanjabay shaqo joojin

Dhakaatiirta ka howlgasha isbitaalka qaran ee Kenyaatta ayaa soo saaray digniin ka dhan ah shaqo joojin iyagoona ka cabanayaa guddiga gunnooyiinka iyo muushaaraadaka SRC.
Waxaa ay siiyeen muddo 7 maalmood ah si ay u xalliyaan bixinta mushaaraadkooda.
Isku soo bax ay maanta sameeyeen ayay sida warbaahiinta ku shaaciyeen mudada ay qalabka dhigayaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here