DHAGEYSO;Dhakhaatiirta daawooyinka bixiya ee Nairobi oo gadoodsan

Howlwadeenada caafimaad ee isbitaallada kala duwan ee caasimadda dalka u qaabilsan dhanka bixinta daawooyinka ayaa shaqo joojin sameeyay.
Waxay ka cabanayaan in aan la dhaqangelin heshiis ku saabsan mushaarka oo horay loo wada saxiixday.
Sidoo kale waxay doonayaan in laga qanciyo tabashooyin ay qabaan oo dallacsiinta ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here