DHAGEYSO:Dhakhaatiirta Embu oo soo saaray digniin shaqo joojin

Howlwadeenada caafimaadka ee ismaamulka Embu ayaa sheegay inay toddobo cisho kaddib shaqo joojin ku dhaqaaqayaan.
Waxay cabasho ka muujinayaan inay jiraan saraakiil aan la dallacsiin muddo 10 sano ah.
Sido kale waxay sheegeen inuu mushaaraadkooda ka soo dib dhacay.
Mas’uuliyiinta dhakhatiirta Embu ayaa sheegay inay hal isbuuc kaddib iska xaadirin doonin isbitaallada hadii dowladda ismaamulkaas aynan cabashadooda xallin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here