DHAGEYSO:Dhakhaatiirta Kenyatta oo malaintii 3-aad shaqo joojin ku guda jira

Dhakhaatiirta iyo kalkaaliyaasha isbitaalka qaran ee dalka ayaa malintii 3-aad ku guda jira shaqo joojiintooda ay ku dalbanayaan mushaar kordhin.
Tani ayaa curyaamisay adeegyada caafimaadka oo uu isbitaalka qaran dalka Kenyatta bixin jiray.
Shalay ayay ahayd markii Maxkmadda ay amartay in shaqaalaha isbitaalkaas ay dib ugu laabtaan shaqadooda .
Xoghahaya guud ee ururka kalkaaliyaasha dalka ee (KNUN) Seth Panyako,ayaa ka raali galiyay bukaanada dhibaatooday kuwaas oo u baahnaa daryeel caafimaad.
Waxaa uuna ugu baaqay in la kala diro guddiga mushgaaraadka iyo gunooyiinka dalka ee SRC.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here