DHAGEYSO:Dhakhatiirta Meru oo shaqo joojin sameynaya

Howlwadeenada caafimaadka ee ismaamulka Meru ayaa wacad ku maray in ay berri shaqo joojin ku dhaqaaqayaan.
Waxay cabasho ka muujinayaan in aan la siin mushaaraad in muddo ah ka maqan.
Sidoo kale waxay doonayaan in dowladda ismaamulkaas ay dallacsiin dhaanka shaqada ah u sameyso

Tani ayaa ku soo aadaysa iyadoo gudaha dalka uu ka jiro cudurka COVID-19 ee ay ka dhalatay saameyn ballaaran.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here