DHAGEYSO:Dhakhtar sharraxay farqiga u dhaxeeya hergebka iyo Coronavirus

Kaddib markii gudaha wadanka laga soo tabiyay kiisas ku saabsan caabuqa ka soo billowday Shiinaha ee dunida ku sii fidaya ayaa waxaa taasi ka dhashay walaac xooggan oo ay shacabka muujinayaan.
Astaamaha firuusigan lagu garto waxaa ka mid ah qandho, qufac iyo in qofka ay neefta dhibto.
Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa ku talinaysa in qofkii astaamahan isku arko uu sida ugu dhaqsiyaha badan u tago xarun caafimaad si loo baaro.
Hasa ahaate qaar ka mid ah dadweynaha ayaan weli fahansaneyn farqiga u dhexeeya hergabka iyo cudurka COVID-19.
Dr. Bashiir Maxamad Isaaq oo in ka badan 20 sano arrimaha caafimaadka ku howlanaa oo u warramay warbaahinta Star ayaa sidatan u faahfaahiyay .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here