DHAGEYSO:dhalinyar oo ka qayb Gashay tartan Ciyaareed.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa ka qayb galay Munaasabad Dhalinyarada Araga La’ ay kaga qeyb qaateen tartan Ciyaareed lagu horumarinayo Isboortiga Soomaaliya isla markaana lagu awoodsiinayo dhalinyarada Soomaaliyeed.
Gudoomiye Yariisow ayaa bogaadiyay dugsiga ay dhiganayeen ardaydaas araga la’ iyo cidkasta oo ka qayb qaadata waxka qabashada dhalinyarada Baahiyaha gaarka ah qaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here