DHAGEYSO:Dhalinyarada gobolka Shabeellada dhexe oo loogu baaqay inay hormarka dalka ka qayb qaataan

Guddoomiyaha Degmada Marka ee gobolka shabeelada Hoose ayaa ugu baaqay dhalinyarada Gobolkaasi Shabeellada hoose inay ka qeyb qaataan horumarinta gobolka iyo guud ahaan dalka Soomaaliya.
Kulan lagu soo dhawaynayay wax qabadka Maamulka degmada Marka iyo guud ahaan gobolka shabeelada Hoose ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana ka qayb galay dhalinyaro ka soo jeeda gobolka Shabeelada Hoose maamulka Gobolkaas iyo qaybaha kala ee bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here