DHAGEYSO:Dhalinyarada Kamukunji oo loogu baaqay inay ka faaiidaystaan barnaamij shaqaalaysiin ah

DHALINYARADA

Mas’uuliyiinta xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji magaaladatani Nairobi oo ay ka mid tahay guddoomiyaha waqooyiga islii Jawaahir Maxamad ayaa dhalinyarada ku booriyay inay ka faaiidaystaan barnaamij dhalinta shaqa abuur loogu sameynaya.
Waxay dhanka kale mas’uuliyiinta faahfaahin ka bixiyeen qorsho dhawaan lagu howlgeliyay dhalinyaro loo xilsaaray ka shaqeynta bilicda xaafadda in kastoo dhalinyaradan ay ka cabanayaan in lacagaha la siiyo ay ka soo dib dhacaan.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Nairobi Farxaan Cali Mukhtaar oo ka qeyb galay shir jaraaid oo maanta la qabtay ayaa labada dhinacba wareystay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here