DHAGEYSO:Dhalinyarada Kericho oo ka cabanaya shaqada Kazi Mtaani

Dhalinyarada ismamaulka Kericho ayaa qaarkooda ka cabanayaa shaqada uu dhalinyarada u abuuray madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta.
Waxaa ayna ka cabanayaan in shaqada Kazi Mtaani loo diiwangaliyay hadana magacyadooda la saaray calaamad muujinaysa inaysan shaqada ku jirin.

Iskuduwaha ammaanka ee gobolka waqooyi bari Mr. Nicodemus Ndalana oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Star ayaa ka hadlay barnaamijka Kazi Mtaani ee dhalinyarada waxaa uuna u warramay Cabdinuur Al Xaaji

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here