DHAGEYSO:Dhalinyarada nadiifiya Mombasa oo cabasho muujinaya

Waxay cabasho ka soo yeeraysaa in ka badan 500 oo ka mid ah dhalinyarada Mombasa kuwaasoo loo xilsaaray ka shaqeynta nadaafadda iyo muujinta bilicda magaaladaas.
Waxay sheegayaan inaan saddex toddobaad lacago la siin in kastoo ay howlo muhiim ah sameynayaan.
Dhalinyaradan ayaa carrabka ku dhuftay in hadda dalka iyo dunibada ay ka jirto xaalad adag oo la xiriirta cudurka covid-19 taasoo saameynteeda leh sidaas awgeedna ay dowladda ka codsadanayaan inay siiso lacagaha ka maqan hadii kale ay joojinayaan shaqada ay hayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here