DHAGEYSO:Dhalinyarada oo lagu booriyay inay ganacsiyo sameystaan

Da’yarta ayaa loogu baaqay inay ku biiraan ganacsiga oo aynan sugin in la shaqaaleysiiyo .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhamaystiran Dadaab nooga soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here