DHAGEYSO:Dhalinyarada oo loogu baaqay inay ku dadaalaan waxbarashada

Arday ay da’diisu tahay 54 sano oo wax ka dhigta mid ka mid ah dugsiyada ku yaalla Garissa ayaa dhalinyarada ku boorriyay inay ka faaiidaystaan waqtigooda iyo taageerada ay ka helaan waalidiinta si ay guul uga gaaraan dhanka tacliinta.
Maxamad Mooge ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here