DHAGEYSO:Dhalinyarada soomaaliyeed oo baaq loo diray

15-ka bisha May waxaa ay ku beegan tahay markii la aas aasay ururkii xornimada Soomaaliya gaarsiiyey ee SYL waxaana arintaasi ka hadlay General Maxamed Nuur Galaal .
Waxaa uu dhalinyarada ugu baaqay inay ku dadalaan ka qeyb qaadashada samata bixinta dalkooda maadaama sida uu hadalka u dhigay ay ka fursad fiican yihiin da’yartii SYL.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here