DHAGEYSO:Dhalinyaro ku nool degmada Xudur oo isku howlay wacyigalinta Bulshada

Dhalinyarada Xudur

Qaar ka mid ah dhallinyarada aqoonyahanka ah ee ku nool degmada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa isku howlay sida ay bulshada deegaanka ugu babaarujin lahaayeen cudurka Covid 19 iyo Halistiisa.
Cudurka Covid19 ee Saamaynta Balaadhan ku yeeshay aduunka dhan ayay dhalinyaradaan sheegeen in bulshada looga baahan yahay inay aad uga Taxadaraan maadaama uu sahal ku faafo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here