DHAGEYSO:Dhallinyaro cabasho ka muujiyay waddo xumi baaqna u diray guddoomiyaha Garissa

Dhallinyaro careysan ayaa xiray waddooyinka u kala goosha xafadaha deegaanka hoose ee Galbet ee ismaamulka Garissa iyagoo ka cabanaya waddo xumida xili ay roobab ka da’een dowlad deegaankaas
Maxamad Mooge Askar ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here