DHAGEYSO:Dhaqaatiir Soomaali ah oo Maraykanka ka furay isbitaal lagu baarayo Covid 19

Gabdho Soomaaliyeed oo dhaqaatir ah ayaa isbitaal lagu baaro cudurka Covid-19 ka furay gobolka Ohio ee dalka Mareykanka.
Waxay sheegeen inay halkaas ku Sameeyaan Baritaano Bilaash ah oo la doonayo in dadka Soomaaliyeed helaan adeegyo caafimaad oo wanaagsan xiligaan oo aduunka dhan uu Saamayn weyn ku hayo Cudurka Covid 19 Maraykankuna uu yahay dalka ugu daran ee laga xaqiijiyay Xaaladaha ugu badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here