DHAGEYSO:Dhibane lug naafa ka ah oo caawimaad codsanaya

Murjaan saalim Ciisa waa dhibane Soomaaliyeed hal lug naafa ka ah oo ku nool xaafadda Islii ee magaaladatani Nairobi qaxootina ku ah dalkani Kenya.
Waxaa uu naafa ka yahay mid ka mid ah labadiisa lugood kaddib qalliin sannado ka hor lagu sameeyay oo looga jaray haatanna waxaa uu u baahan yahay mid macmal ah .
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Nairobi Farxaan Cali Mukhtaar ayaa la kulmay warbixintanna nooga diyaariyay

Ciid doonaysa inay caawiso waxay kala xiriiri kartaa nambarka ah:0710298065

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here