DHAGEYSO;Dhisme ku dumay xaafadda Taasia ee Nairobi

Guri ka kooban ilaa 6 dabaq ayaa ku dumay xaafadda Tassia ee deegaanka Embakasi ,ismaamulka Nairobi.
Waxaa laga cabsi qabaa in dad badan ay weli ku hoos jiraan burburkaasi.
Waxaa halkaasi gaaray howlwadeenada hay’adda laanqeerta cas Kenya , shirkadda baabuurta gurmadka degdegga ee St. John Ambulance iyo ururro kale.
Mid ka mid ah mas’uuliyiinta deegaankaas ayaa faahfaahin ka bixinaya dhibaatada dhacday iyo howlaha samata bixinta ee socdo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here