DHAGEYSO:Dib u dhis lagu samaynayo suuqii Dhagaxley ee gubtay

Waxaa socda dib u dhiska suuqa ganacsiga ee xerada qaxootiga ee Dhagahley kaas oo gubtay bilowgi bishii sagaalaad ee sannadkan.
Waxaana hadda lagu guulestay in dib loo dhiso isla markana la bixiyay jidad ay mari karaan gawarida gurmadka iyo dab damiska xilliyada ay dhacaan masiibooyinka dabku uu ka midka yahay
Maxamad Baaruud Xussen ayaa fafahinaya qodabkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here