Dhageyso:Dib u eegista Dastuurka Soomaaliya oo laga shiray

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wasaaradda Dastuurka & Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka kala hadlay dar dar gelinta dib u eegista & dhameystirka Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here