DHAGEYSO:Dib u habayn lagu samaynayo booliska Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo maanta la hadlayay Warbaahinta qaranka ayaa sheegay inay dib dhis xoogan iyo qalabeyn ku sameynayaan ciidanka Booliska iyagoo qayb ka noqonaya dhismaha booliska Africa oo lagu aas aasayo dalka Algeria.
Taliyaha wuxuu sheegay inay Rajo ka qabaan inay Madax ka noqdaan booliska Africa maadaama ay si weyn u diyaarinayaan saraakiisha kala duwan ee ciidamada booliska Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here