DHAGEYSO:Dibadbax ka dhacay Mandera

Mudaaharaad looga soo horjeedo joojinta khaadka ayaa shalay ka dhacay magaalada Mandera ee gobolka waqooyi bari.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here