DHAGEYSO:Dibadbax looga soo horjeedo in dugsi loo beddelo goob karantiil oo ka dhacay Qaxootiga

Shacabka ku nool xeryaha qaxootiga gaar ahaan xafadaha Xaawo jubeey ayaa diiddan in mid ka mid ah dugsiyada xafadaas ku yaala loo isticmaalo xarun karantiil waxayna sameeyeen banaanbax ay kaga soo horjeedaan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here