DHAGEYSO:Dood ku saabsan eedeymaha xilliga haasaawaha

Wiilasha iyo gabdhaha soomaaliyeed ayaa xilliga ay wada sheekeysanayaan guurka ka hor waxaa mararka qaar midba uu kan kale ku eedeyaa balan ka bax halkaasna waxaa ku burburo xiriir jaceyl oo muddo soo jiray.
Haddaba ragga iyo dumarka midkee eedda leh?
Wakiil wareedka idaacadda ee Dadaab , Maxamad Baaruud Xussen ayaa dood qodobkan ku saabsan waxaa uu dhex dhigay Ladan Cabdullahi Cisse iyo Ismaciil Yussuf fadhaaye waxaana hadalka ku hor maraya Ismaaciil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here